Hargeysa(Saxilnews) Gadhka buuxa ayaa laga aaminsan yahay inuu qurux iyo sharaf u soo jiido ragga iyadoo ay jirto su’aal ay is weydiinayaan in badan oo ka mid ah dhalinyarada gashay Da’da qaangaadhka,kuwaaso oo aanu gadhkoodu si buuxda ugu soo bixin.