Saxilnews.com
Gudoomaiye Cirro Oo Si Adag Uga Hadlay Go’aankii Ay Xukuumadda Somaliland  Ka Gaadhay Lixda Goobood Ee Ku Yaala Waqooyiga Magaalada Hargeysa
August 29, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) -Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANi mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa maanta si ka hadlay go’aanka ay xukuumadda Somaliland ka gaadhay lix goobod oo muran xoogani ka taagnaa oo ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News