Sports
-
Daawo Taageerayaasha Man City Oo Madaxa Ka Feeray Xiddig Aston Villa Ah Markii Ay Garoonka Ku Soo Duuleen
Kooxda Manchester City ayaa ka raaligelisay goolhayaha Aston Villa Robin Olsen oo madaxa ay ka feereen qaar ka mid ah taageerayaasha Man City ee garoonka ku duulay markii ay ciyaarta dhamaatay.
Jamaahiirta Man City ayaa gar...
Sunday, May 22, 2022
-
REAL MADRID OO ISKA XAADIRISAY KAMA DAMBAYSTA KOOBKA KOOXAHA YURUB EE CHAMPIONS LEAGUE KADDIB MARKII AY GUUL SOO LAABASHO TAARIIKHI AH KA GAADHAY MAN CITY”DAAWO MUUQAAL
Madrid(saxilnews.com)-Real Madrid Oo Iska Xaadirisay Kama Dambaysta Koobka Kooxaha Yurub Ee Champions League Kaddib Markii Ay Guul Soo Laabasho Taariikhi Ah Ka Gaadhay Man City”Daawo Muuqaal
...
Thursday, May 5, 2022
-
Madaxweynihii hore ee Ukraine oo dunida u jeediyay labo talo oo ku saabsan Putin
Madaxweynihii hore ee dalka Ukraine, Petro Oleksiyovych Poroshenko, oo ka mid ah ciidanka hubeysan ee Ukraine ka difaacaya weerarka Ruushka, ayaa sheegay in uu shacabka waddankiisa iyo caalamka intiisa kalbe u ha...
Friday, March 4, 2022
-
FADEEXAD: Daawo Muuqaalka Laga Baahiyay Jack Grealish Oo Cabsan Oo Gacanta La Hayo
saxeexa ugu qaalisan taariikhda kubadda cagta England oo dhan ee Jack Grealish ayaa markale lugaha la galay ceeb weyn iyadoo baraha bulshada lagu baahinayo muuqaalo laga qabtay.
Grealish ayaa waayihiisa ciya...
Tuesday, February 8, 2022
-
Dagaalkii Barcelona Iyo Real Madrid Oo Dib U Bilaabmay & Xiddiga Isku Diray
Kooxaha reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid ayaa jabinaya heshiiskii ay dhowaanta wada gaadheen Joan Laporta iyo Florentino Perez ee ahaa in ay is nabad-geliyaan, isla markaana aanay isku shidin marka ay suuqa ka...
Tuesday, February 8, 2022
-
TOP 20: Labaatanka Ciyaartoy Ee Ka Dheela Horyaalka Premier League Ee Ku Lug Yeeshay Goolasha Ugu Badan
Ciyaartoyda caawinta iyo goolasha ugu badan ka sameeyey horyaalka Premier League ee wali kasii ciyaaraya horyaalka Ingiriiska ayaa lasoo saaray, waxaana kaalinta koowaad xoogsaday Harry Kane.
Weeraryahan...
Tuesday, February 8, 2022
-
Shirkaddii Arsenal Iibsanaysay Ee Spotify Oo La Wareegaysa Magaca Garoonka Barcelona Ee Camp Nou
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa u dhow in ay heshiis saddex sannadood soconaya la gaadho shirkadda muusikada ee Spotify, taas oo la wareegaysa magaca garoonka Camp Nou oo lagu beddeli doono Spotify.
...
Tuesday, February 8, 2022
-
Xiddiga reer Senegal Sadio Mane waxaa lagu yaqaanna dabeecad wanaag
Sadio Mane wuxuu sheegay dalkiisa hooyo ee Senegal inuu marki ugu horreysay uu hanto Koobka kubadda cagta ee Qaramada Afrika ay uga dhigan tahay inti uu kubadda ciyaarayey howshi ugu muhiimsaneed ee u qabsoon...
Tuesday, February 8, 2022
-
Xulka Senegal oo guusha koobka kaddib si wayn loo soo dhaweeyay
Xulka kubadda cagta ee Senegal ayaa soo dhaweyn ballaaran oo halyeynimo ah waxaa loo sameeyay markii ay dib ugu laabteen dalkooda kaddib markii ay markii ugu horraysay ku guulaysteen Koobka Qaramada Afr...
Tuesday, February 8, 2022
-
Iska Illow Messi Iyo Lewandowski: Toni Kroos Oo Magacaabay Xiddiga Iska Lahaa Ballon d’Or Sannadkan
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Real Madrid ee Toni Kroos ayaa noqday ciyaartoygii ugu dambeeyey ee kasoo horjeedsaday in abaal-marinta Ballon d’Or ee xalay la guddoonsiiyey Lionel Messi.
Toni Kroos ayaa ku dooday in...
Tuesday, November 30, 2021
Next Page »
|
Latest News
|