Saxilnews.com
Daawo  Maxuu Gadhku Kuugu Soo Bixi Waayey? (Xogta Dahsoon)
August 29, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Gadhka buuxa ayaa laga aaminsan yahay inuu qurux iyo sharaf u soo jiido ragga iyadoo ay jirto su’aal ay is weydiinayaan in badan oo ka mid ah dhalinyarada gashay Da’da qaangaadhka,kuwaaso oo aanu gadhkoodu si buuxda ugu  soo bixin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News