Saxilnews.com
Daawo Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Maanta Geeriyooday Iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Oo Iclaamisay Wakhtiga La Aasayo Marxuunka
August 29, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Agaasimihii guud ee wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland mudane Maxamed Faarax ayaa maanta ku geeriyooday magaalada hargeysa,waxaana wakhtiga la aasayo iclaamiyay masuuliyiinta wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

COMMENTS
Latest News