Article & Opinions
-
Mid ka mida beelaha dega degmada sheikha ayaa taageero mug leh waxay u muujiyeen murashax cabdiradhiid maxamed x.yuusuf
Sheikh (saxilnews.com)Xildhibaan murashax cabdirashiid maxamed xaaji yuusuf oo ka mid ahaa golaha deegaanka degmada berbera marlabaadna u sharaxan ka mid ahaanshaha golaha deegaanka degmada berbera ayaa ka qayb galay munaashiba ay...
Saturday, April 3, 2021
-
Dawada Mediator: Shirkad Faransiis ah loo ganaaxay dhimashada uu sababay kaniiniga is caateynta
Shirkad Faransiiska laga leeyahay oo sameysa dawooyiinka ayaa lagu helay dambi ah in ay sameysay khiyaano iyo dil bilaasha h, ka dib markii ay soo baxday fadeexad ku saabsan kaniinigooda la isku caateeyo.
Dawadan waxaa lo...
Tuesday, March 30, 2021
-
Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruuray xayiraad uu guddoonku ka saaray ka qeybqaadashada fadhiyada baarlamaanka
MUQDISHO(Saxilnews.com)-Warqadda xayiraadda oo uu ku saxiixan yahay gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo nuqul ka mid ah BBC-da la soo gaarsiiyay, ayaa waxaa ka qaybgalka fadhiyada lo...
Sunday, March 28, 2021
-
XARUNTA HOOYADA IYO DHALAANKA DEGMADA SHEIKH AYAA SAMAYSAY WACYIGELIN LA XIDHIIDHA XANUUNKA CONV19
https://youtu.be/IFUwzc-bRto...
Wednesday, March 24, 2021
-
Maalinta farxadda adduunka iyo xaalka waddamada carbeed
Hargaysa (Saxilnews.com)-Haddaba maalinta farxadda dunida oo Sabtidi shalay ahayd ku beegneyd waxaa baraha bulshada la isku dhaafsanayey mowduucyo la xiriira farxadda gaar ahaanna farxadda ka jirta waddamada carabta.
Side...
Sunday, March 21, 2021
-
Pablo Escobar: Maxay ahaayeen raggan loo kireystay in ay dilaan ninkii ugu halista badnaa dunida?
Sannadkii 1989-kii, koox calooshood u shaqeystayaal ah oo u dhashay Britain ayaa u safray sidii ay u soo dili lahaayeen ninkii ugu halista badnaa caalamka. Waxaa kooxdaas hoggaaminayay Peter McAleese.
Ni...
Friday, March 12, 2021
-
XAFLADA SHAACINTA MURASHAX AXMED NAASIR XUSEEN CIGAAL
https://youtu.be/xHVhG-8vL78...
Friday, March 12, 2021
-
DALKA JORDAN”WASIIRRO XILALKOODII KU WAAYEY INAY JABIYEEN SHARCIGA KALA FOGAANSHAHA DADKA EE COVID_19
Jordan(saxilnews.com)-Wasiirrada Wasaaradaha Cadaaladda iyo Arrimaha gudaha ee dalka Jordan, ayaa xilka laga qaaday, ka dib markii ay jabiyeen Sharciga kala fogaanshaha dadka, si looga gaashaanto Xanuunka Covid_19.
...
Monday, March 1, 2021
-
MAXKAMAD KU TAALLA INGIRIISKA OO XUKUNTAY NIN SOOMALI AH OO XAASKIISII DILAY
London(sailnews.com)-Maxkamad ku taalla dalka Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukunta Xuseen Yuusuf Cigaal oo 66 jir ah kadib markii lagu helay dambi ah inuu diley xaaskiisa.
Xuseen Yuusuf Cigaal oo ahaa darawal bas a...
Saturday, February 27, 2021
-
Kumuu ahaa Jeneraal Maxamed Nuur Galaal?
Generaal Maxamed Nuur Galaal, waxaa uu ku dhashay meel u dhaw magaalada Ceelbuur ee gobolka Galagduud, wuxuuna waxbarashadiisa asaasiga ah kusoo qaatay magaalada Muqdisho.
Markii uu dhameeyay waxbarashada sanadkii 1957-d...
Wednesday, February 24, 2021
Next Page »
|
Latest News
|