Hargeysa(Saxilnews)Gudoomiyaha ururka Suxufiyiint Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa si adag uga hadlay xadhiga ay xukuumadda Somaliland kula kacday agaasimihii Telefeeshinka Star-Tv Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo xalay ciidamada Boolisku xidheen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=iynM5E293t4