Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Xukuumaddu Kula Kacday Agaasimaha Telefeeshinka Star
February 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Gudoomiyaha ururka Suxufiyiint Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa si adag uga hadlay xadhiga ay xukuumadda Somaliland kula kacday agaasimihii Telefeeshinka Star-Tv Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo xalay ciidamada Boolisku xidheen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=iynM5E293t4

COMMENTS
Latest News