Saxilnews.com
Daawo:-Wasiir Caddaani Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeedhay Dawlada Jabuuti Ee Ku Saabsanaa Saldhiga Milateri Eedaymona Usoo Jeediyey Gudoomiye Cirro
February 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Caddaani” ayaa jawaab ka bixiyey hadal dhawaan kasoo yeedhay dawlada Jabuuti oo ku saabsanaa Saldhiga Milateri isla markaana ay kusoo bandhigeen dhibaatooyinka uu saldhigaasi usoo jiidi karo dawlada Somaliland,Sidoo kalena waxa uu eedaymo usoo jeediyey gudoomiyaha ahna Murrashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=r8YbP2-G_dc

COMMENTS
Latest News