Buuhoodle (Saxilnews):- Taliyihii Maleeshiyaadkii dhawaan magaalada Buuhoodle ka soo saaraymadaxweynaha maamulkaasi Cali Khaliif Galeydh isla markaana u diiday in uu ka dhoofo madaarka magaaladaasi ayaa waxaa uu sheegay in ciidankiisu ay si toos ah uga amar qaatan maamul gobaleedka Puntland
Sidoo kale taliyaha Ciidanka Cabdifataax Baydan ayaa sheegay in magaalada Buuhoodle ay mamnuuc ka yahiin Prof Cali Khaliif Galeydh iyo wasiir Saleeban Ciise Xaglo Toosiye oo aanay soo gali karin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan