Saxilnews.com
Daawo:-Taliyaha Maleeshiyaadkii Dhawaan Cali Khaliif Ka Soo Saaray Magaalada Buuhoodle Oo Shaaciyey Dawlada Ay Ka Amar Qaatan
February 25, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Buuhoodle (Saxilnews):- Taliyihii Maleeshiyaadkii dhawaan magaalada Buuhoodle ka soo saaraymadaxweynaha maamulkaasi Cali Khaliif Galeydh isla markaana u diiday in uu ka dhoofo madaarka magaaladaasi ayaa waxaa uu sheegay in ciidankiisu ay si toos ah uga amar qaatan maamul gobaleedka Puntland

 

Sidoo kale taliyaha Ciidanka Cabdifataax Baydan ayaa sheegay in magaalada Buuhoodle ay mamnuuc ka yahiin Prof Cali Khaliif Galeydh iyo wasiir Saleeban Ciise Xaglo Toosiye oo aanay soo gali karin

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News