Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Qoraa Maxamed Baashe Oo Iminka Ka Hadley Xadhigii Ay Xukuumadu Kula Kacdey Iyo Qaabkii Loola Dhaqmi Jiray Intii Uu Xabsiga Ku Jiray 
February 25, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xassan Agaasimihii telefishanka Star Tv oo caawadib u helay xoriyadiisii ka dib muddo lix cisho ah oo uu xabsiga ku jiray ayaa waxaa uu hada ka hadley xadhigiisii iyo qaabkii loola dhaqmi jiray mudadii uu xabiga ku jiray

 

 

Waxaa uu sheegay in ciidanka Boolisku ay ula dhaqmi jireen sidii ugu wanaagsaneyd , garsoorka dalkuna uu shaqeynaayo balse waxaa uu ka digay faro galin dhinaca xukuumada ah oo lagu hayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News