Hargeysa(Saxilnews):-Gudoomiyaha xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Hanjabaad kulul hawada u mariyey Madaxwaynaha cusub ee Dalka Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo uu sheegey in uu durba bilaabay Dabino siyaasadeed oo lidi ku ah Qaranimada iyo jiritaanka Somaliland.
Muuse Biixi ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Somaliya ay kaliya dib isku hor fadhiisan karaan labada dhinac marka ay ogolaadaan qaranimada Somaliland.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka