Saxilnews.com
Deg Deg :-Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Somaliya Oo Iminka Warbaahinta La Hadley Iyo Arimaha Uu Ka Hadley
February 23, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Raysal wasaaraha cusub ee dalka Somaliya maanta loo magacaabey

Muddane Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu goor dhaweyd ka hadley xilka raysal wasaaraha Somaliya ee uu saaka u  magacaabey madaxweyne Farmaajo

Muddane Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu sheegay in uu qabashada xilkaasi aqbalay  oo uu aad ugu farsan yahay xilkaasi loo magacaabey isla markaana uu aad ugu mahad celinaayo madaxweynihii magacaabey , waxaana uu bulshada Somaliyeed ka codsadey in ay la shaqeeyaan

COMMENTS
Latest News