Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Hanjabaadii Ugu Adkayd Hawada U Mariyey Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliya Maxamed C/Laahi Farmaajo
February 23, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):-Gudoomiyaha xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Hanjabaad kulul hawada u mariyey Madaxwaynaha cusub ee Dalka Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo uu sheegey in uu durba bilaabay Dabino siyaasadeed oo lidi ku ah Qaranimada iyo jiritaanka Somaliland.

Muuse Biixi ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Somaliya ay kaliya dib isku hor fadhiisan karaan labada dhinac marka ay ogolaadaan qaranimada Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News