Hargeysa(Saxilnews) Agaasimihii guud ee wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland mudane Maxamed Faarax ayaa maanta ku geeriyooday magaalada hargeysa,waxaana wakhtiga la aasayo iclaamiyay masuuliyiinta wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka