Hargeysa(Saxilnews) -Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANi mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa maanta si ka hadlay go’aanka ay xukuumadda Somaliland ka gaadhay lix goobod oo muran xoogani ka taagnaa oo ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka