Hargeysa (Saxilnews):- Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xassan Agaasimihii telefishanka Star Tv oo caawadib u helay xoriyadiisii ka dib muddo lix cisho ah oo uu xabsiga ku jiray ayaa waxaa uu hada ka hadley xadhigiisii iyo qaabkii loola dhaqmi jiray mudadii uu xabiga ku jiray
Waxaa uu sheegay in ciidanka Boolisku ay ula dhaqmi jireen sidii ugu wanaagsaneyd , garsoorka dalkuna uu shaqeynaayo balse waxaa uu ka digay faro galin dhinaca xukuumada ah oo lagu hayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan