Hargeysa (SaxilNews):- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu fool xumo ku tilmaamay inxildhibaano xasanad sita ay ciidamada Boolisku ay jidh dil u geystaan oo ay dhex jiid jiidan hoolka baarlamaanka Somaliland
Sidoo kale xisbigu waxaa uu mid aan sharci aheyn isla markaana xaaran ah ku sheegay heshiiska saldhiga CIidan ee xukuumada Siilanyo la soo gadhey dawlada imaraadka carabta oo ay maanta xildhibaanada baarlamanka Somaliland u ansixiyeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=4Lx6dgs5-F0