Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga UCID Oo Xaaran Ku Tilmaamay Heshiiska Saldhiga Ciidan Ee Xukuumada Siilanyo La Gashey Dawlada Imaaradka
February 12, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu fool xumo ku tilmaamay inxildhibaano xasanad sita ay ciidamada Boolisku ay jidh dil u geystaan oo ay dhex jiid jiidan hoolka baarlamaanka Somaliland

 

Sidoo kale xisbigu waxaa uu mid aan sharci aheyn isla markaana xaaran ah ku sheegay heshiiska saldhiga CIidan ee xukuumada Siilanyo la soo gadhey dawlada imaraadka carabta oo ay maanta xildhibaanada baarlamanka Somaliland u ansixiyeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News