Hargeysa (Saxilnews) Maxamuud Cabdillaahi Xarbi kana mida siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay mashaariico laga fuliyay magaalada Baligubadle ee gobolka Haw doo uu sheegtay wasiirka dhaqanka iyo dalxiisku mudane Khadar Xaaji Yuusuf
Halkan Ka Daawo