Saxilnews.com
Daawo:– “Wasiirka Dalxiiska Waxaan Leeyahay Cuqubadu Caruurtay Ka Leysa Ninkii Caana Baas Dhama” Siyaasi Maxamuud Cabdillaahi Xarbi
October 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Maxamuud Cabdillaahi Xarbi kana mida siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay mashaariico laga fuliyay magaalada Baligubadle ee gobolka Haw doo uu sheegtay wasiirka dhaqanka iyo dalxiisku mudane Khadar Xaaji Yuusuf

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News