Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Heerka Ay Marayso Xaaladda Abaareed Ee Ka Jirta Deegaanada Gobolka Saaxil Iyo Xog Waranka Dadka Abaaruhu Halakeeyeen

0
18
Hargeysa(Saxilnews)-Xaalada abaareed ee ka jirta deegaanada gobolka Saaxil ayaa meel adag maraysa,waxaana dadka abaaruhu caydheeyeen ay ka xog warameen xaaladooda nololeed iyaga oo sidoo kalena baaq u direy xukuumadda Somaliland iyo guddiga Abaaraha Heer Qaran.Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=GfK9y2WeRNs

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here