Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga UCID Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Nuxurka Muuqaal Ay Saaka U Gudbiyeen Guddiga Doorashooyinka Qaranka
February 27, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta guddiga komishanka doorashooyinka qaranka u gudbiyey muuqaalka ka turjumaya xildhibaanadii golayaasha deegaanka ee ku biiray KULMIYE ee ay dhawaan dacwada ka gudbiyeen. 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=q-B6lRujBeA

COMMENTS
Latest News