BERBERA( Saxilnews.com) Xukuumada Somaliland Ee Gacanta Ku Dhigtay Hubkan Sharci Darada Ah Ee Dekeda Berbera Ku Xidhan Ayaa Lagu Wadaa Inay ka Rogto Markabkaasi Hubka Saaran, Wararka ayaa sheegaya Inuu Wasiirka Daakhliga Somaliland Cali Maxamed Warancade Uu Socdaalk Ku Iman Doono Dekeda Berbera Manta Iyadoo Ay Wararku Intaasi Ku darayaan In loo Diyaar Garoobayo Rogista Hubkaasi Ay Xukuumadu Gacanta Ku Dhigtay