Saxilnews.com
Daawo Sawirada Dhabta Ah Ee Hubka Saaran Markabka MV. Shaakir Ee Ku Xidhan Dekeda Iyo Hubka Oo Lagu Wado In La Rago Manta Gelinka Hore
January 31, 2015 - Written by admin

BERBERA( Saxilnews.com) Xukuumada Somaliland Ee Gacanta Ku Dhigtay Hubkan Sharci Darada Ah Ee Dekeda Berbera Ku Xidhan Ayaa Lagu Wadaa Inay ka  Rogto Markabkaasi Hubka Saaran,  Wararka ayaa sheegaya Inuu Wasiirka Daakhliga Somaliland Cali Maxamed Warancade  Uu Socdaalk Ku Iman Doono Dekeda Berbera Manta Iyadoo Ay Wararku Intaasi Ku darayaan In loo Diyaar Garoobayo Rogista Hubkaasi Ay Xukuumadu Gacanta Ku Dhigtay

 

 

COMMENTS
Latest News