SOMALIAYA BURBURKEEDII WAXAA SABAB U AHAA PUNTLAND CIDDA AY HADDA KA DHISME WAYDAYNA WAA IYAGA

0
16

Puntland  waxay  ahaayeen   kuwii  dilay   Madaxweynihii  reerkooda  kasoo  jeeday  ee  Crashiid  Cali  Sharmaarke   taasoo  sababtay  inuu    Somalia  gacanta  ku  dhigo  keligii  taliye  Maxd  Siyaad  barre ,

Puntand   waxay   ahaayeen kuwii  sameeyey  inqilaabkii  fashilmay  ee  1978   ee  uu  hogaaminayey  Cirro   taasoo   shaki  ka  dhex  abuurtay   xukuumaddii  waagaas  jirtay  .

Puntalnd   Waxay  ahaayeen  Kuwii  sababta  u  ahaa  fashilkii   iyo  jabkii   dagaalkii  Somalia  iyo  Ethiopia   isla markaasna  laayey  raggii  loo  soo  xulay  in  abaal  marin  lasiiyo  ee  geesiyaasha  ahaa  ee  lagu  dilay  xeradii  Garabcase   ee jigjiga    taasoo  ku  abuurtay  milataarkii  Somalia  niyad  jab   iyo
Burbur ku  bilowday.

Puntland  waxay  sameeyeen  Jabhaddii  ugu  horraysay   ee  debeddada  u  baxday  ee  la  odhan jiray  SSDF   fadhigeeduna  ahaa  Ethiopia   oo    colaadii  dagaalku  weli  taaganayd  isla  markaasna  inta  ay  soo  kaxaysteen  Ciidamo   shisheeye  ayay  ku  qabsadeen labada  degmo  ee  Galdogob  iyo  Balanbal kadibna   calankii  Ethiopia  laga  taagay   taasoo   axmaarada  guulweyn  u  ahayd  xilligaas.

Puntland  waxay  ahaayeen  ciddii  masuulka  ka  ahayd  xasuuqii   dagaaladii   woqooyiga  ka  dhacay   sida   Moorgan  ,  Jilbar  ,cadceed  iyo  kuwii  kale  ee  magacyada jinka  lahaa

Puntlan waa  meesha  keliya   ee  xoolaha  dhedig  iyo  ugaadha  laga  dhoofiyo.

Puntland waa  meesha  qura ee   dadka laga  tahriibiyo dekedda  Bosaso.

Puntland waa  meesha  qura  mishiinada  lacagta  foojariga  ah  lagu  sameeyo.

Puntland  waa  degaanka  saldhigga   u  ah  Burcadbadeedka.

Puntland waa   maamulka  qura  ee    dad  Somaliyeed  ka  masaafurisa  sidii  oo  ay ajaaniib yihiin  taasoo   aan  ka  dhicin meel  kali  ay  oo  degaan  somaliyeed  ah.

Puntland  waa  meesha dawladda  federaalka  ahi  ka  dhismi  wayday  oo  doonaysa  inay  ayagu  sharciga   iyo  dastuurka lagu  maamulayo u  dejiso.

Puntland  waa  meesha maamulka  gobolada  dhexe  ka dhismi  wayday  ee  burburkeedana  lacagta  ku  bixisa iyadoo  askarteedii   ayna  mushahar  haysan

Puntland markasta  waxay  masuuliyiintoodu  isticmaalaan  hadalo  masuuliyad  darro  ka  muuqato  oo ummadda  Somaliyeed  kala  geynaya

Puntland  waa  xudunta   qabyaaladda iyo  cuqdada   qabaliga  ku  salaysan  ee dadka  lagu  dhex faafiyo taasoo  ay  ku  caanbaxday  oo   cidkastaaba  qirayso.

 

Haddaba  maaha  wax  lala  yaabo  hadalada   kasoo  yeedhay   masuuliyiinta  Puntland  ee  ku  saabsan  Hubka sharci  darada  ah  ee  saran  markabka  ku  xayiran  Berbera ,  hadalkaas  oo   haddii  caddaymihiisa  la  waydiiyo   aanay  habayaraatee  wax   caddayn  ah  u helayn ,  mana  fiicna  in qofka  masuulka  ahi  u  hadlo  sida  dadka  suuqa  fadhi  kudirirka   u   fadhiya  maqaaxiyaha.

Waxaa  kale  oo laga  dhadhansan  karaa  hadalka  Puntland inuu ka  hortegayo xaqiiqada  soo  socota    oo  uu ka  werwer  qabo  in  raadkeedu  soo  galo.

 

Qaybta  labaad  lasoco…

Abdirahman hiiraan <ukuli1963@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here