Hargeysa (Saxilnews):- Gabadh dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa aywarbaahinta ugu faahfaahisay qaabkii ay u sixireen gabadh iyo afar nin oo la socdey isla markaana ay markii danbe u ka xeysteen aqal ay ku leeyihiin magaalada Hargeysa
Sidoo kale waalidka gabadh yar ayaa waxaa ay warbaahinta u sheegen in gabadhii kaxeystay ee sixirtay gabadhooda yar ay hada ku xidhan tahay xarunta danbi baadhista Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan