Saxilnews.com
Daawo:-Gabadh Hargeysa Lagu Sixray Oo Warbaahinta U Faahfaahisay Qaabkii Ay Arintaasi Ugu Dhacdey Iyo Halka Iminka Lagu Hayo Dadkii Arintaas Ku Sameeyey 
February 24, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gabadh dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa aywarbaahinta ugu faahfaahisay qaabkii ay u sixireen gabadh iyo afar nin oo la socdey isla markaana ay markii danbe u ka xeysteen aqal ay ku leeyihiin magaalada Hargeysa

 

Sidoo kale waalidka gabadh yar ayaa waxaa ay warbaahinta u sheegen in gabadhii kaxeystay ee sixirtay gabadhooda yar ay hada ku xidhan tahay xarunta danbi baadhista Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News