Saxilnews.com
Daawo” Xadhiga Agaasime Maxamed Baashe Adeer Wax La Aqbali Karo Ma Aha , Waxaanu U Sheegaynaa Kuwa Meesha Fadh-fadhiya ..” Sheekh Aadan Siiro
February 24, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer

Somaliland waxaa uu qudbadiisii maanta ee salaada Jumce uu si adag kaga hadley xadhiga ay xukuumadu u gaysatey agaasimihii telefishanka Star Tv Maxamed Baash Xaaji Xaasan

Sheekhu waxaa uu sheegay in aanu xadhigaasi noqon doonin mid la aqbalo isla markaana waxaa uu xusay in uu aad uga xun yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News