Hargeysa (Saxilnews):- Beesha uu ka soo jeedo xoghayaha dawlada Hoose ee Hargeysa MuddaneCali Xassan Cawaale ee Suber Celi ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd taageeradii abid ugu balaadhneyd u sameyeen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Madax dhaqameedka , dhalinyarada iyo haweenka beesha Subeer Celi ee Arab waxaa ay sheegeen in ay tageero hiil iyo hooba ay la gara istaagi doonan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=7OVcpJdrTEc