Saxilnews.com
Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Iminka Xil Mihiim U Magacaabey Siyaasiga Da,da Yar Ee Fahad Koosaar + Nooca Uu Yahay Xilkaasi
October 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI wuxu Siyaasiga da’da yar ee FahadKoosaar Maxamuud u magacaabay in uu noqdo Madaxa Hab-maamuuska (Protocol) ee Xisbiga WADDANI.

Fahad ayaa shahaadada koobaad ku sameeyey Dhaqaalaha (Economics), isagoo in muddo ah ka soo shaqeeyey Madaxtooyada Somaliland oo uu ka mid ahaa masuuliyiinta ka hawlgasha.

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

No automatic alt text available.

 

COMMENTS
Latest News