Saxilnews.com
Daawo:-Beesha Uu Ka Soo Jeedo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Taageero Balaadhan U Muujiyey Xisbiga Waddani
October 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Beesha uu ka soo jeedo xoghayaha dawlada Hoose ee Hargeysa MuddaneCali Xassan Cawaale ee Suber Celi ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd taageeradii abid ugu balaadhneyd u sameyeen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Madax dhaqameedka , dhalinyarada iyo haweenka beesha Subeer Celi ee Arab waxaa ay sheegeen in ay tageero hiil iyo hooba ay la gara istaagi doonan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News