Berbera (Saxilnews):- Maayarkii hore ee magaalada Berbera Maayar Cabdale Maxamed Carab
( Cabdale Sandheere ) oo maanta la hadlaayey taageerayaasha xisbiga Waddani ee magaalada Berbera waxaa uu sheegay cidii codkeeda u diida maalinta doorashada xisbiga Kulmiye in xaga rabo uu ajar ka heli doono taas oo uu sababeeyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=7zH-5xVeImQ