Saxilnews.com
Daawo:-” Qofka Kulmiye Codka U Diidaa Xaga Rabi Ajar Baa Looga Qorayaa Waayo …” Cabdale Sandheere
October 29, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Berbera (Saxilnews):- Maayarkii hore ee magaalada Berbera Maayar Cabdale Maxamed Carab 

( Cabdale Sandheere ) oo maanta la hadlaayey taageerayaasha xisbiga Waddani ee magaalada Berbera waxaa uu sheegay cidii codkeeda u diida maalinta doorashada xisbiga Kulmiye in xaga rabo uu ajar ka heli doono taas oo uu sababeeyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News