Saxilnews.com
Daawo:-” Berberi Wey Iscadeysay Oo Waxay Taageertay Xisbiga Waddani ..” Sheekh Saleebaan
October 29, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Berbera (Saxilnews):- Agaasimihii hore ee wasaarada diinta iyo Awqafta Somaliland Sheekh SaleebanSiciid Cali oo dhawan iska casilay xukuumada Madaxweyne Siilanyo waxaa uu sheegay in magaalada Berbera ay maanta cadeysay in ay taageersan yahiin xisbiga Waddani oo ay isbedel doon yahiin

Sidoo kale agaasimaha ayaa waxaa uu si farshaxan nimo leh isku barbar dhig u sameeyey Musharax Cabdiraxmaan Ciro iyo Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News