Hargeysa(Saxilnews)-Afar Xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka Gabiley ayaa maanta shaaca ka qaaday inay iskaga baxeen xisbiga KULMIYE oo ay ka tirsanaayeen,waxaana ay ku biireen xisbiga WADDANI.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=pCO9BzHJk1M