Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Iskaga Huleeley Xisbiga KULMIYE Iyo Nuxurka Weedho Ay Ku Macasalaameeyeen Xisbiga KULMIYE
October 15, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Afar Xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka Gabiley ayaa maanta shaaca ka qaaday inay iskaga baxeen xisbiga KULMIYE oo ay ka tirsanaayeen,waxaana ay ku biireen xisbiga WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=pCO9BzHJk1M

COMMENTS
Latest News