Saxilnews.com
Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Saaka Booqasho Ku Tagay Iskuul Sare Ee Deyib Guray , Deeq Lacag Ahna Gaadhsiiyey +  Sawiro 
October 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.CabdiraxmaankM.Cabdillaahi (Cirro) oo saaka aroornimadii booqday dugsiga sare ee Waxbarashada ee Dayib Gurey

Musharaxa ayaa iskuulkaas ugu deeqay lacag dhan $5000(Shan Kun oo Dollar), taasi oo ahayd balan-qaad uu hore ugu sameeyey Murashaxu oo laga ga qeyb-qaadanyey qeybo ka mid ah dhismeyaasha Iskuulkaas oo la qabyo tiraayey.

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, sky and outdoor

Murashax Cirro, waxa booqashadiisan ku wehelinaayey Xildhibbaan Nacnac, guddida Afgarad ee beelaha Arab, Marwo Milgo, Siyaasi Cali Jibriil iyo weli ba madax iyo saraakii sare oo ka soo jeeda degmada Axmed Dhagax, ku waasi oo dhammaantood ba Murashax Cirro uga mahad-celiyey deeqdan uu soo gaadhsiiyey Iskuulka Dayib Gurey.

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

Image may contain: 14 people, people smiling, crowd and outdoor

Image may contain: 2 people

Image may contain: 11 people, people smiling, crowd, shoes and outdoor

Image may contain: 3 people, sunglasses

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor

Image may contain: 4 people, crowd and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 24 people, people smiling, crowd and outdoor

Image may contain: 19 people, people smiling, crowd and outdoor

Image may contain: 18 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and closeup

Image may contain: 2 people

Image may contain: 3 people, people smiling

Image may contain: 7 people, people standing

Image may contain: 16 people, people smiling, crowd and outdoor

Ilaysnews/Hargeysa Office

COMMENTS
Latest News