Hargeysa (Saxilnews):- Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xussen Aadan Cige Dayrwaxaa uu goor dhaweyd ka hadley xaalada caafimaad ee uu ku sugan yahay madaxweyne Siilanyo oo jooga dalka Ingiriiska
Muddane Xussen Dayr waxaa uu sheegay in aanay jirin wax qalniin ah ama xaalad caafimaad oo uu ku jiro madaxweyne Siilanyo balse u fasax uu xaq u leeyahay uu ku maqan yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan