Saxilnews.com
Daawo:-Madaxtooyada Somaliland Oo Iminka Ka Hadashey Xaalada Caafimaad Ee Madaxweyne Siilanyo Ku Sugan Yahay
February 28, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xussen Aadan Cige Dayrwaxaa uu goor dhaweyd ka hadley xaalada caafimaad ee uu ku sugan yahay madaxweyne Siilanyo oo jooga dalka Ingiriiska

 

Muddane Xussen Dayr waxaa uu sheegay in aanay jirin wax qalniin ah ama xaalad caafimaad oo uu ku jiro madaxweyne Siilanyo balse u fasax uu xaq u leeyahay uu ku maqan yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News