Saxilnews.com
Akhri:-Digreeto Madaxwayne Farmaajo Xil Ugu Magacaabey Gabadh Soomaliyeed+Nooca Xilka Uu U Igmadey,
February 28, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Muqdisho(Saxilnews)-Madaxwaynaha cusub ee dalka Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxa uu maanta sameeyey Magacaabis uu xil ugu magacaabey haweenay Soomaliyeed in ay ka mid noqoto xukumadiisa,

MAdaxwayne Maxamed Farmaajo ayaa waxa uu xilka la taliyaha arimaha bulshada ee Madaxwaynaha u magacaabay Marwo Caasha Abokor Qaasim, haweenaydan ayaa waxa warsaxaafadeedka lagu sheegay in ay tahay Gabadh aqoon iyo kartiba u leh xilka uu u igmaday Madaxwayne Maxamed C/laahi Farmaajo.

Akhri Warsaxaafadeedka

 

COMMENTS
Latest News