Jabuuti (Saxilnews):- Shacabka dalka Jabuuti ayaa waxaa ay maanta oo Jumce ay dareereen doorashadiidawlaha hoos ee dalkaasi .
Waxaana doorashadani ka qeyb qaadanaya xisbiga aqlabiyada iyo midniamda dalkaasi ee magaciisa loo yaqanaano EMP .
Madaxweynaha dalkaasi iyo marwadiisa ayaa waxaa ay maanta codkooda ka dhiibteen xarunta dawlada hoose ee dalka Jabuuti , waxaana doorashadan lagu go,aamin doona cid noqon doonta duqa magaalada Jabuuti iyo degmooyinka kale ee dalka Jabuuti
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan