Saxilnews.com
“Odaygaa (Siilaanyo) Ee aynu ognahay duruufta Maanta ku xeeran, Waar dhibta ka daaya..” Sheekh Aadan-Siiro
February 24, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Xaaladda Adag ee Maanta Somaliland marayso.

Sheekhu wuxuu Xukuumadda ku canaantay Xadhigga Agaasimaha Telefiishanka Star Maxamed Baashe Xaaji Xasan, kaasi oo Toddobaadkii hore Xukuumaddu xidhay, iyadoo lagu eedeeyay inuu ka soo horjeedo Saldhigga Dawladda Imaaraadka Carabtu ka samaysanayso Magaalada Berbera.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadda Sheekha Oo Muuqaal ah

https://www.youtube.com/watch?v=IOWF4NyF36s

COMMENTS
Latest News