Saxilnews.com
Daawo:-War Deg Deg Ah:-Jawigii Maanta Golaha Guurtidu Ku Furmay Iyo Gudoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah
February 25, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Waxa maanta si rasmi ah u furmay kalfadhigii 62-aad ee ay yeeshaan mudanayaasha golaha guurtida Somaliland,waxaana ka hadlay kalfadhiga iyo nuxurka qodobada golaha horyaala maanta gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan.

Gudoomiye Saleebaan ayaa ka dhawaajiyey in dib loo dhigay ka doodida muddo kordhinta loo samaynayo xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,waxaana uu sheegay in xildhibaanada ay hor keeni doonaan nuxurka warqada uu madaxwayne Siilanayo usoo gudbiyey golaha.

Sidoo kael gudoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan waxa uu fariin u direy xukuumadda Xamar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=VzE3v-petBk

COMMENTS
Latest News