Hargeysa (SaxilNews):- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer
Somaliland waxaa uu qudbadiisii maanta ee salaada Jumce uu si adag kaga hadley xadhiga ay xukuumadu u gaysatey agaasimihii telefishanka Star Tv Maxamed Baash Xaaji Xaasan
Sheekhu waxaa uu sheegay in aanu xadhigaasi noqon doonin mid la aqbalo isla markaana waxaa uu xusay in uu aad uga xun yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?time_continue=22&v=s_XsCwIhbkU