Daawo:-Isku Soo Bax Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlay

0
16
Hargeysa(Saxilnews)Waxa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ka dhacay isku soo bax ay dhigayaan bulshada magaalada laascaanood isla markaana ku baqayaan in nabad waarta laga gaadho colaadaha sokeeye ee ka jira deegaanada koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=T1Ldm4yOw90

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here