Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirkii Hore Ee Biyaha Somaliland Oo Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyey Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Kana Hadlay Isku Shaandhaymaha Uu Madaxwaynuhu Sameeyo
February 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)-Wasiirkii hore ee wasaaradda Biyaha Xuseen Axmed Cabdulle ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyey xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo,waxaana uu sidoo kale ka hadlay isku shaandhaymaha uu madaxwayne Siilaanyo ku sameeyo xukuumaddiisa.

 

Halka hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News