Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa si rasmi ah isku casilay madaxii Barmaamijyada TelifishankaQaranka Somaliland Xuseen Cabdillahi Deeqsi
Saxafi Xuseen Cabdillaahi Deeqsi ayaa ka mida Suxufiyiinta Somaliland raga u waaweyn uguna khibrada badan islamarkaana mudo badan ka soo shaqaynayay hawshan
Dhinca kale waxaa uu Saxafi Xussen Cabdillahi Deeqsi ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay uu ahaa soo saaraha barmaaiyada Telifishanka qaranka
Si Kastaba ha ahaatee si rasmi ahna ooma oga sababta keentay is casilaadiisa balse waxa uu noqon doonaa suxufi la tabi doono kaalinta uu baneeyay.