Saxilnews.com
Daawo:- Barnaamij Xiiso Badan Oo Saxafiga Cabdisalaan Hereri Ka Diyaariyey Goob Lagu Xanaaneeyo Xayawaanka Waraabaha Iyo Halkay Ku Taalo
February 1, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Saxafiga Caanka ah ee Cabdisalaan Hereri ayaa waxaauu barnaamij qiimo badan isla markaana xiiso gaar ah ka diyaariyey beer lagu xanaaneeyo xayawanka loo yaqaano Waraabaha .

 

Beertan ayaa waxaa ay ku taala magaalada Herer ee dalka Itoobiyaha waxaana aanu maanta halkan idinku soo gudbin doona barnaamijkaas hordhiica

Halka Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News